Tahriibayaal badan oo ku dhintay doon ku degtay xeebaha Morocco

July. 22 (Jowhar.com)-Ugu yaraan lix qof oo tahriibayaal ah ayaa dhintay kadib markii doonidii ay la socdeen ay kula degtay xeebaha dalka Marooko, sida ay qortay wakaaladda wararka ee MAP.

Waxa ay intaas ku dartay in doonidan ay ku dhacday jamal, lix qofna ay ku qaraqmeen. 48 kale ayaa ka badbaaday shilka doontan.

Dowladda Morocco ayaa bilaabay howlgallo baaritaanno ah oo la xiriira dhacdada doontaan.

 

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More