Taliyaha Ciidanka Booliska oo isbedel ku sameeyay taliyayaasha ciidamada Booliska Galmudug

Qoraal ka soo baxay xafiiska Taliyahaa Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa xillalkii ka qaaday qaar ka mid ah taliyayaashii saldhigyada Booliska Maamul Goboleedka Galmudug halka kuwo cusub loo magacaabay.
Taliyayaasha xilalka laga qaaday ayaa waxaa ka mid ahaa kuwa qeybaha gobolka Mudug iyo weliba kan galgaduud sidoo kale taliyayaashii saldhigyada Booliska Guriceel, Cadaado, Matabaan ayaa la bedelay.

Halkan hoose ka aqriso qoraalka ka soo baxay taliye Xijaar.

 

 

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More