War Deg-deg ah; Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay oo cunoqabataynta hubka ka qaaday Soomaaliya

Security Council Meeting: The situation in Somalia Report of the Secretary-General on Somalia (S/2010/447)

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa ugu codeeyay in cunaqabateynta hubka laga qaado dalka Soomaaliya oo aay saar need muddo dheer.

Kulan ay yeesheen xubanaha golaha ammaanka ayaa 14 waxa ay oggolaadeen in laga qaado cunoqabataynta hubka dalka Soomaaliya halka dowlada Faransiiska ay ka aamustay.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa shacabka Soomaaliyeed caawa ugu hambalyeeyay guusha taariikhiga ee Golaha Amniga ee Qaramada Midoobay uga qaaday Soomaaliya cunaqabteynta hubka oo saarnayd dalkeena ilaa 1992.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More