War Deg-deg ah;Wasiirkii Maaliyadda oo xilka laga qaaday

War-Deg-degh ah; Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya Xamsa cabdi Barre ayaa xilka ka qaaday Wasiirkii Maaliyadda isagoo u magacaabay Wasiirka Maaliyadda Biixi Iimaan Cige.

Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi ayaa sidoo kale waxaa uu Dr Maxamed Cilmi Ibraahim Wasiirka Shaqada iyo Shaqaalaha. Abuukar Jeylaani Sheekh Wasiiru Dowlaha Awqaafta iyo Saadaad Maxamed Nuur Wasiiru dowlaha arrimaha gudaha.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More