Wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya oo gaaray magaalada Baydhabo.

Nov. 06 (Jowhar.com) -Wasiirka arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshiisiinta mudane Ahmed Moallim Fiqi ayaa goordhow gaaray magaalada Baydhabo ee Xarunta KMG ee Dowlad Goboleedka koonfur Galbeed.

waxaana garoonka diyaaradaha ee Shaatigaduud kusoo soo dhoweeyey wasiirka arrimaha gudaha ee Koonfur galbeed mudane Cabdullahi Xaaji Xasan.

Socdaalkan ayaa ujeedkiisu yahay u kuurgelidda xaaladaha kajira deegaan kaas .Wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya oo gaaray magaalada Baydhabo.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More