Wasiirka Gargaarka Khadiijo Diiriye oo magaalada Geneva kaga qebgashay shirka Arrimaha Bini’aadanimada

Wasiirka gargaarka iyo maareenta masiibooyinka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Marwa khadiija Maxamed Diiriye iyo wafdi ay hogaaminayso ayaa magaalada Geneva ee dalka Switzerland, kaga qeybgalay shirka arrimaha Bini’aadanimada oo ka dhacay Geneva.

Wasiirka ayaa shirka warbixin ay uga hadlaysay xaalada Bini’aadanimo ee Dalka Ka jeedisay iyadoona sheegtay in ay wanaagsan tahay xaalada bini’aadanmino ee dalka.Soomaaliya ayaa sanadihii u danbeeyay guulo ka gaartay xaaladaha bini’aadanimo ee dalka kajira.

Shirkan ayaa waxa uu ku soo beegmay xilli ay abaaro iyo roob la’aan ay ka jirto gobolo ka mid ah dalka Soomaaliya taasoo sababtay in xoolo dhaqato badan ay ku waayaan xoolahii u ahaa tiirka nolosha,

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More