Wasiirka Maaliyadda oo la kulmay Wakiilka Qaramada Midoobay

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa waxaa uu la kulmay Wakiilka Qaramada Midoobay ee Arrimaha Soomaaliya Amb, James Swan.

Labada masuul aya ka wada hadalay arrimo ku saabsan horumarinta dhaqaala dalka, isbedellada Maaliyadeed ee socda iyo dhaqaalaha ku baxaya Doorashooyinka dalka.

Wasiir Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya ayaa uga mahad celiyay Wakiilka xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya doorkiisa ku aadan arrimaha ku saabsan doorashada Soomaaliya.iyo sidokale deyn cafinta

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More