Xildhibaano saaka lagu doortay magaalada Muqdisho

Doorashada Golaha Shacabka oo saaka ka dhacday magaalada Jowhar ayaa dib loogu doortay xildhibaano afartii sano ee la soo dhaafay ka mid ahaa golaha shacabka.

Xdhibaanada la doortay ayaa waxaa ka mid ah Maxamed Cali Xagaa oo ku guuleystay kursiga tirsigiisu yahay Hop#268.

Saynab Maxamed Caamir ayaa ku guuleysatay kursiga tirsigiisu yahay Hop#267.

Cabdiraxmaan Maxamed Cumar ayaa ku guuleystay kursiga tirsigiisu yahay Hop#269.

Cadnaan Cismaan Cilmi Boqore ayaa ku guuleystay kursiga tirsigiisu yahay Hop#236.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More