Xubno ka tirsan Guddiga Doorashada Somaliland oo taageeray in la hakiyo 16 kursi

Xubno ka tirsan Guddiga Maamulka Doorashada Somaliland ee SEIT oo ahaa xubnihii ka yimid dhanka Cabdi Xaashi ayaa sheegay inay ayidsan yihiin qoraalka ka soo baxay Cabdi Xaashi ee lagu hakiyay 16 kursi.

Qoraal ay soo saareen xubnahan ka tirsan guddiga doorashada Somaliland ayaa waxa aay ku sheegeen in aan la bilaabin diiwaan gelinta ergooyinka kuraasta la hakiyay ee hadda muranka ka dhashay.

Arrintan ayaa u muuqata in markale ay labo u kala qeybsameen guddiga doorashooyinka SEIT ee Somaliland.

Halkan hoose ka aqriso qoraalka ay soo saareen xubnahan ka mid ah guddiga doorashooyinka SEIT ee Somaliland;

 

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More