Yuusuf Kabaale oo markale loo doortay xildhibaan golaha shacabka

Xildhibaan Yusuf Ibrahim Afrax (Yuusuf Kabaale) ayaa ku soo baxay kursigii u horreeyay ee Golaha Shacabka ee deegaan doorashadiisa tahay Hirshabelle.

Yuusuf Kabaale ayaa helay codad gaaraya 69 cod,waxana lagu wadaa in illaa shan kursi oo kale saaka lagu doorto magaalada Jowhar  ee casimaga gobalka shabeellaha dhexe.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More