SOMALI NEWS
Xisbiga Abiy Ahmed oo ku guuleystey doorashada guud ee Ethiopia
Jun 21(Jowhar)-Ra'iisul Wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Ahmed ayaa ku guuleeystay doorashadii guud ee dalka ka dhacday dhowaan iyadoo xisbigiisu uu haysto aqlabiyadda baarlamaanka.
Xisbiga Barwaaqo...
Xeer Ilaalinta Qaranka oo ka hadashay gabdho lagu dhibaateeyey Muqdisho
Jun 21(Jowhar)-Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa si adag uga hadashay fal lagu dhibaateeyay gabar Soomaaliyeed oo ka dhacday goob fagaare ah oo...
Israel oo doonayso inay u dirto Gujisyadda Dolphin oo Xeebaha Somaliland
un 21(Jowhar)-Israel ayaa dooneysa inay u dirto gujisyada loo yaqaan Dolphin ee uu Jarmalku sameeyo xeebaha Maamulka la magac baxay Somaliland gaar ahaan degkeda...
Cali Balcad oo beeniyay inuu u safray Israel
Jun 21(Jowhar)-Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Cali Maxamed Cumar "Cali Balcad" ayaa si cad u beeniyay wararka lagu faafiyay...
Wadahadallada Mareykanka iyo Iran oo ka furmaya maanta Switzerland
Jun 21(Jowhar)-Wadahadalo toos ah oo u dhaxeeya Mareykanka iyo Iran ayaa lagu wadaa in uu ka furmo dalka Switzerland inkastoo ciidamada Iran ay sheegeen...
Sports
Tech and Gadgets
- Advertisement -
Article
Latest Reviews
Holiday Recipes
LATEST ARTICLES
Sponsored
Learn More







Recent Comments