Monday, February 9, 2026
Home NEWS 8 Wadan oo si adag uga hor-timid qorshaha Israel ay ku qabsaneyso...

8 Wadan oo si adag uga hor-timid qorshaha Israel ay ku qabsaneyso Daanta Galbeed

94

Feb 09(Jowhar)-Dalalka Urdun, Imaaraadka, Indonesia, Pakistan, Turkiga, Sacuudiga, Qatar iyo Masar ayaa cambaareeyay tallaabooyinka Israa’iil ee kudoonayso qabsashada Daanta Galbeed iyo ballaarinta degsiimooyinka ee dhulka Falastiin.

Netanyaha ayaa hoosta ka xariiqay in meelmar laga dhigo, deegaameyn cusub oo dhulka daanta galbeed ah.

Koox daleedkan oo daawanayay Qasa wixii ka dhacay ayaa sheegay in ay ka xun yihiin wax dhacaya, ayna doonayaan xalka 2 dawladood oo siman.