Feb 23(Jowhar)-War Saxaafadeed ka soo baxay golaha la magac baxay Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa ku tilmaamay shirkii u dhexeeyay dowlada federalka iyo golaha uu ku soo dhamaaday natiijo la’aan.
Halkan hoose ka aqriso war saxaafadeedka ka soo baxay golaha mustaqbalka.











