Mar 07(Jowhar)-Diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Iran oo qiimahoodu yahay $30,000 ayaa maanta burburiyay radar Mareykanku leeyahay oo qiimihiisu yahay $300 milyan oo ku yaalay dalka Urdun.
Tani waxay muujinaysaa isu dheelitir la’aanta kharashka dagaalka casriga ah: diyaarado drone ah oo aad u qiimo jaban ayaa burburin karta nidaamyo aad qaali u ah.
Sababtaas awgeed, Iran si fudud loogama adkaan koro, maadaama ay cadawgeeda gaarsiin karto khasaaraha ugu badan.










