U gudub nuxurka
Arbaco, 25 Nofembar 2026 15 Jumaadal Aakhira 1448
Waqtiyada salaadda: Muqdisho
  • Subax
  • Duhur
  • Casar
  • Maqrib
  • Cishe
1 USD = 572 SOS
Hadalhaynta Russian Trump Gaza U.S Summit Strike

Madaxweyne Xasan oo safar deg deg ah ugu ambabaxay dalla Itoobiya

Madaxweyne Xasan oo safar deg deg ah ugu ambabaxay dalla Itoobiya Wararka

Mar 22(Jowhar)-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta u safray magaalada Addis-ababa ee dalka Itoobiya.

Ujeedka socdaalkiisa waa si uu Abiy Axmed ugala hadlo arrimo ay ka mid yihiin qadiyada Koofur Galbeed.

17 July 2025 madaxweynaha Soomaaliya oo uu wehliyo taliyaha NISA ayaa Abiy Ahmed iyo taliyihiisa sirdoonka kala hadlay xaalada gobolka Gedo. Maalin ka dib 18 July 2025 ciidanka Itoobiya ayaa weeraray Xaruntii NISA ee Doollow Gedo waxa ayna xabsiga dhigeen askartii hubkoodiina waa gubeen.

Xiliga ay Itoobiya falkaasi fulineysay waxaa caasimadda Addis-ababa ku sugnaa madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.

More News