Tuesday, March 31, 2026
Home NEWS Taliye Shub oo xabsi gurigii laga qaaday, kana duulay Muqdisho

Taliye Shub oo xabsi gurigii laga qaaday, kana duulay Muqdisho

335

Mar 31(Jowhar)-Taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta Soomaaliyeee Jeneraal Mahd Cabdiraxmaan Aadan Shub aya goordhow u safraya magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya.

Safarkan ayaa ka danbeeyay kadib markii dowladda ay ka saartay xabsi gurigii uu maalmahan kujiray, iyadoo loo ogolaaday inuu safri karo.

Sababaha xanibaada looga qaaday ayaa ah maadaama Lafta-gareen uu shalay isaga tagay Baydhabo, iyadoo cadaadisja taliyr Shub uu daarnaa oo kaliya xiisadii dowladda iyo Koofur Galbeed.

Xaaladda Baydhabo maanta waa ay dagan tahay, waxaana halkaasi kusii qul qulaya wafuud kala duwan oo dowladda ah.