Nov 01(Jowhar)-Madaxweynihii hore ee Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ee Congo, Joseph Kabila, ayaa lagu riday xukun dil ah, isagoo maqane ah, iyadoo lagu eedeeyay dambiyo dagaal iyo khiyaano qaran.
Eedeymaha oo loo heysto Kabila waxaa kaid ah inuu taageerayay kooxda fallaagada ah ee M23, kuwaas oo halaag iyo burbur baaxad peh ka geystay gobolka bari ee dalkaasi.