U gudub nuxurka
Arbaco, 25 Nofembar 2026 15 Jumaadal Aakhira 1448
Waqtiyada salaadda: Muqdisho
  • Subax
  • Duhur
  • Casar
  • Maqrib
  • Cishe
1 USD = 572 SOS
Hadalhaynta Trump Russian Gaza U.S Alleged Agreement

Hoggaamiyaha Jabhada la dagaalameysay kooxda Xamaas oo lagu dilay Qaza

Hoggaamiyaha Jabhada la dagaalameysay kooxda Xamaas oo lagu dilay Qaza Wararka

Dec 04(Jowhar)-Warbaahinta Israel ee Channel 14 ayaa ku waramaysa in Gaza lagu dilay hoggaamiyihii jabhadda kasoo horjeeday ururka wax iska caabinta Falastiin (Xamas) ee Yaasir Abuushabab.

Koox uu ninkani hoggaaminayay ayaa mudadii dagaalka Gaza socday garab u ahaa ciidanka Israel, waxaana markii heshiiska dagaalka la gaaray loo diiday inuu ciidanka Israel u raaco dhulka ay haystaan.

Dilka oo dhacay mar dhawayd weli faahfaahin dheer ah lagama hayo

More News