Monday, April 13, 2026
Home NEWS Agaasimhii hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Mustaf Dhuxulow oo xilkii laga qaaday

Agaasimhii hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Mustaf Dhuxulow oo xilkii laga qaaday

37

Apr 13(Jowhar) Golaha Wasiiradda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyey magacaabista Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya, xilkaas oo loo magacaabay Mudane Xuseen Qaasim Yuusuf.

Xildhibaan Xuseen Qaasim (Iidow) ayaa baddalay Mustafe Dhuxulow oo isagoo mudane Baarlamaan ah raadsaday Agaasime, si lamid ah agaasimaha maanta la magacaabay.