Cali jeyte oo ku dhawaaqay inuu isaga haray hanaanka dowlada ay ku wajaheyso dagaalka Shabaab
Jun. 08 (Jowhar.com)-Gudoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa weerar culus ku qaaday madaxda sare ee dowladda Soomaaliya, isagoo ku dhaliilay iney ka gaabiyeen qaadista duulaan ka dhan ah Shabaab, si loo guda galo wajiga labaad…