korneyl Saneey Cabdulle oo qarax lala eegtay iyo 10 askari oo ku dhimatay.
April 30 (Jowhar.com) – Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa qarax xooggan oo saqdii dhexe ee xalay gobolka Sh.Dhexe lagula eegtay kolonyo gaadiid ah oo galbineysay korneyl Saneey Cabdulle oo kamid ah saraakiishii Badbaado Qaran ee…