Trump;”Israa’il waxa ay oggolaatay heshiis xabad joojin ah”
Jul 02 (Jowhar) -Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in Israa'iil ay ogolaatay shuruudaha lagama maarmaanka ah si loo dhammeeyo xabbad-joojin 60 maalmood ah oo ka dhacda marinka Gaza.