Senator C/qani Geele oo loo doortay gudoomiyaha guddiga doorashada madaxweynaha
May 05 (Jowhar.com)– Waxaa goordhow xarunta Villa Hargeysa lagu soo gaba gabeeyay doorashada gudoomiyaha guddiga doorashada madaxweynaha Soomaaliya, iyadoo ay ku tartameen xildhibaano ka kala socotay golaha shacabka iyo aqalka sare.