Wasiirka Arrimaha Dibbada oo bilaabay la kulanka Safiirada Caalamka ee dalka Soomaaliya
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa maanta ku qaabilay Muqdisho Danjiraha Jamhuuriyadda Talyaaniga u qaabilsan Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Alberto Vecchi, iyaga oo ka wada…