Alshabaab oo gubay qaar ka mid ah deegaano ka tirsan gobolka Sh/dhexe
Ururka Alshabaab ayaa gubay guryo ku yaal tuulooyin hoostaga degmada Mahaday ee gobolka Sh/dhexe kadib markii halkaa lagu diley 2 oday oo ka mid ahaa duqeyda deegaanada Diinlaawe iyo Mansuur.