Israa’iil oo duqeyntii ugu ba’aneyd muddo 75 sano ka geysatay Qaza
Oct 10 (Jowhar.com)-Israa'iil ayaa sheegtay inay dib ula wareegtay gacan ku haynta xadka Gaza, iyadoo ku garaacday deegaankaas duqeymihii ugu ba'naa ee xagga cirka ah muddo 75 sano ah oo ay colaadda kula jirto Falastiiniyiinta, inkastoo…