Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay weerar lagu qaaday Macbad Yahuuda leedahay oo London ah

0
31

Nov 03(Jowhar)-Labo nin iyo haweeney ayaa loo xiray weerar ay dda ku dhinteen oo lagu qaaday macbad ku yaalla magaalada Manchester ee dalka Ingiriiska.

Booliska ayaa ninka weerarka geystay ku sheegay magaciisa Jihad al-Shamie oo haysta dhalashada Britain balse asal ahaan ka soo jeeda Suuriya. Ninkan ayaa waxaa markii dambe toogtay Booliiska.

Ra’iisul wasaaraha Britain, Keir Starmer, ayaa mar sii horreysay sheegay in Britain ay tahay inay ka adkaato waxa uu ugu yeeray “naceybka sii kordhaya ee dadka Yuhuudda ah.”

Labo qof oo Yuhuud ah ayaa la dilay, saddex kalena waa lagu dhaawacay weerarka dhaawacay.