Dec 04(Jowhar)-Warbaahinta Isra-i-il ee Channel 14 ayaa ku waramaysa in Ga-z-a lagu dilay hoggaamiyihii jabhadda kasoo horjeeday ururka wax iska caabinta Falasdiin (Xam—s) ee Yaasir Abuushabab.
Koox uu ninkani hoggaaminayay ayaa mudadii dagaalka Ga-za socday garab u ahaa ciidanka Isr-a-il, waxaana markii heshiiska dagaalka la gaaray loo diiday inuu ciidanka Isra-il u raaco dhulka ay haystaan.
Dilka oo dhacay mar dhawayd weli faahfaahin dheer ah lagama hayo










