Thursday, March 5, 2026
Home NEWS Ingiriiska oo sheegay in duqeynta loo geystay Saldhigooda Cyprus aysan Iran ka...

Ingiriiska oo sheegay in duqeynta loo geystay Saldhigooda Cyprus aysan Iran ka danbeyn

83

Mar 05(Jowhar)-Dowladda Ingiriiska ayaa xaqiijisay in diyaaradda lala beegsaday Saldhiggeeda Cyprus aysan ka dambeynin Iran.

Wasaaradda Gaashaandhigga ayaa intaas ku dartay in xitaa diyaaradda aan duuliyaha lahayn ee lagu weeraray Qubrus aysan ahayn shahiid nooca Iran hayeeshee loo ekeysiiyay.

Turkiga iyo Dalalka Khaliijka qaarkood ayaa laga fuliyay weerarro lala beegsaday warshadaha sifeynta Batroolka.

Iran ayaa horay u sheegtay in aysan iyadu ka dambeyn weerarrada ilaha dhaqaalaha Carabta, iyo kan Turkiga lagu qaaday.