Tuesday, February 17, 2026
Home NEWS Kulakii weynaa ee baarlamaanka oo lagu kala tagay iyo buuq hareeyay fadhigii...

Kulakii weynaa ee baarlamaanka oo lagu kala tagay iyo buuq hareeyay fadhigii xildhibaanada

601
Screenshot

Jan 28(Jowhar)- Fadhiga baarlamaanka 11aad ayaa soo xirmay, iyadoo lafilayay in la qeybiyo wax ka bedelka 5 cutub oo kamid ah Dastuurka oo laysku hayo.

Laakiin guddoonka ayaa ku guuldareystay maareynta fadhiga oo buuq iyo sawaxan hareeyey, xildhibaanada qaarkood ayaa gacan ka hadal dhexmaray.

Qaar kamid ah qoraalada la doonayay in laqeybiyo ayay jeex-jeexen xildhibaanada mucaaradka ee diidan in hadda laga hadlo wax kabedelka dastuurka, taas oo keentay in Aaden Madoobe fadhiga xiro.