Soomaaliya iyo Sucuudiga oo kala saxiixday heshiis 6 qodob ka kooban
Apr 07 (Jowhar.com)-Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo gabagabeeyay booqasho rasmi ah oo uu ku tagay Boqortooyada Sucuudi Carabiya.Kadib martiqaad uu u fidiyey Boqorka Sucuudiga Mudane!--more-->…