Ra’iisul Wasaare Xamse oo la kulmay Danjiraha Dowladda Shiinaha
Apr. 10 (Jowhar.com)-Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Shiinaha u fadhiya Soomaaliya, FEI Shengchao.Ra'iisul Wasaaraha iyo Danjiraha ayaa ka wada hadlay!--more-->…