Gaadiid hub sidey oo lagu weeraray deegaan ku dhow Cabudwaaq
Jul 15 (Jowhar.com)- Waxaa soo baxaya warar dheeraad ah oo la xiriira dagaal ka dhacay Deegaanka Shiilo-madoow oo ku dhaw Degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud kaas oo u dhexeeyay maleeshiyaad hubeysan iyo Ciidamo ilaalo ka ahaa labo…