Home Blog Page 314

Ciidamadda Puntland oo gacanta ku dhigay markab hub culus siday

Jul 18 (Jowhar)-Ciidanka Ilaalada Xeebaha Puntland (PMPF) ayaa lagu soo warramayaa in ay gacanta ku dhigeen markab sida hub culus oo ku soo xirtay xeebta degmada Bareeda. Hubkan ayaa lagu sheegay inuu yahay mid aan hore dalka loo keenin, isla markaana uu ku jiro qalab dagaal oo culus oo casri ah.

Dowladaha Soomaaliya Iyo Itoobiya oo shir uga furmay Addis Ababa

Jul 18 (Jowhar)-Shirka dib-u-eegista dhexe ee guddiga farsamo ee wasaaradaha Soomaaliya iyo Itoobiya, kaas oo ujeeddadiisu tahay in lagu qiimeeyo heerka fulinta heshiisyadii lagu gaaray shirkii ugu horreeyay ee Guddiga Wasiirrada ee Wadajirka ah ee ka dhacay Muqdisho ayaa saakay ka furmay Hotel Hilton ee magaalada Addis Ababa.

Aqalka cad oo ka hadlay xanuunka haya madaxweyne Trump

Jul 18 (Jowhar)-Madaxweyne Donald Trump ayaa la il-daran xanuun ka xididdada kaga dhacay, kaasoo aad u daran, sida uu Aqalka Cad Khamiistii ku dhawaaqay, ka dib maalmo warar la isla dhex marayay kuwaasoo la xiriira sawirro muujinaya nabar ka muuqda gacanta madaxweynaha Maraykanka.

Muungaab oo amray in la dardargeliyo diiwaangelinta doorashada qof Iyo Cod

Jul 17 (Jowhar) Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa Aqalka Dawladda Hoose ku shir-guddoomiyay kulan looga hadlayay dardargalinta kaalinta ay Maamulka Gobolka iyo Degmooyinku ka qaadanayaan fududeynta habsami-u-socodka Ololaha

Ra’iisul Wasaare xamsa oo faray heyaada dowladda in si degdeg ah gurmad u gaarsiiyaan gobalka Awdal

Jul 17 (Jowhar)-Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii todobaadlaha ahaa.

Turkiga, Lubnan iyo Ciraaq oo si adag uga hadlay weerarada Israel ee Syria

Jul 17 (Jowhar) Turkiga ayaa sheegay duqaymaha Israel ee Dimishiq iyo faragelinteeda Koonfurta dalkaasi ay tahay talaabo dhaawacaysa dadaalka Suuriya ee helitaanka nabadda, xasiloonida iyo ammaanka.

Israa’iil oo duqaysay xarunta ciidamada Milatariga Suuriya ee Dimishiq

Jul 16 (Jowhar)- Milatariga Israa’iil ayaa sheegay inay qaadeen duqayn diyaaradaha aan duuliyaha lahayn oo ay ku qaadeen Dhismaha Wasaarada Gaashaandhigga ee magaalada Dimishiq kuna dhow madaxtooyada Siiriya.

Olole ka dhan ah madaxweyne Cagjar oo ka socda Adis-ababa (yaa wado abaabulkan?)

Jul 16 (Jowhar)-Warar lagu kalsoonaan karo  ayaa sheegaya in olole siyaasadeed oo culus oo ka dhan ah Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya, Mustafe Muxumed Cumar (Cagjar) uu ka socdo magaalada Addis Ababa, iyadoo ay howshaasi wadaan xubno saameyn weyn ku leh bulshada deegaanka iyo siyaasadda gobolka.

ISIS kusoo tababartay Soomaaliya oo lagu qabtay dalka Itoobiya

Jul 16 (Jowhar) Maamulka Itoobiya ayaa ku dhawaaqay in la xidhay 82 qof oo looga shakisan yahay inay ka tirsan yihiin ururka Islaamiga ah ee ISIS, kuwaasoo la sheegay in loo tababaray inay ka fuliyaan weerarro argagixiso gudaha dalkaas.

Puntland oo ku eedeysay dowlada federalka dagaal ka dhacay Dhahar

July 15 (Jowhar)-Dowlad goboleedka Puntland ayaa ku eedeyay dowladda federaalka Soomaaliya dagaal ka dhacay magaalada Dhahar ee gobolka Sanaag.

US, Iran search for American pilot after warplane downed

U.S. and Iran hunt for missing American pilot after warplane shot down

0
Skyfall: When the Night Became a Hunt — Two US Jets Downed, a Pilot Missing, and a Region Holding Its Breath The Gulf night stank...
As it happened: US fighter jet shot down over Iran

Live: US fighter jet shot down over Iranian airspace

0
When the Sky Broke: A Jet Falls and an Old Rivalry Reignites The sun had not yet finished its climb when the news came in:...
Iran shoots down US fighter jet, pilot rescued - report

US fighter jet downed by Iran; pilot reportedly rescued

0
Smoke over the desert: an American warplane falls, and a region holds its breath There are moments when the desert seems to inhale, as if...
Family says man held in Iran faces possible execution

Family Warns Detained Man in Iran Could Face Execution

0
They Called Him a Criminal on TV. His Family Calls Him a Son, a Friend, a Believer. On a chilly Dublin morning, Sama Sabet sits...
US vows to target more Iranian infrastructure

United States Vows Broader Targeting of Iran’s Key Infrastructure

0
Smoke Over the Strait: How a Narrow Waterway Became the World's Pressure Point There are places on the map that, for most people, exist as...