Home Blog Page 314

Ra’iisul wasaare Xamze oo la kulmay danjiraha ururka Jaamacada Carabta

Jul 19 (Jowhar)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamze Cabdi Barre.

Dowladda oo sheegtay iney howlgal ku dishay xubno Shabaab ah oo gudaha dalka iyo dibadda afduub ka geystay

Jul 19 (Jowhar)Ciidanka gaarka ah ee Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka ayaa fuliyay hawlgal qorsheysan oo ka dhacay deegaanka Harboole ee gobolka Jubada Hoose, kaas oo si toos ah loogu beegsaday horjoogayaal iyo xubno sare oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab.

Madaxweyne Deni oo soo saaray amar la xiriira markabka ay Puntland qabatay

Jul 19 (Jowhar) Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa amar ku bixiyay in Dekada Bosaso loo soo wareejiyo Markabkii shalay lagu qabtay Xeebaha degmada Bareeda ee gobolka Raas-casayr sida ay xaqiijiyeen masuuliyiinta gobolka Raas-casayr.

Dhaawacyo ka dhashay dagaal Nabad sugid iyo boolis ku dhexmaray gudaha garoonka Muqdisho

Jul 18 (Jowhar)-Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal gudaha garoonka diyaaradaha Aden Cadde ku dhexmaray ciidamo Nabad sugid iyo boolis ah, kuwaasoo ku wada qoran hubinta amniga garoonka Muqdisho.

Ciidamadda Puntland oo gacanta ku dhigay markab hub culus siday

Jul 18 (Jowhar)-Ciidanka Ilaalada Xeebaha Puntland (PMPF) ayaa lagu soo warramayaa in ay gacanta ku dhigeen markab sida hub culus oo ku soo xirtay xeebta degmada Bareeda. Hubkan ayaa lagu sheegay inuu yahay mid aan hore dalka loo keenin, isla markaana uu ku jiro qalab dagaal oo culus oo casri ah.

Dowladaha Soomaaliya Iyo Itoobiya oo shir uga furmay Addis Ababa

Jul 18 (Jowhar)-Shirka dib-u-eegista dhexe ee guddiga farsamo ee wasaaradaha Soomaaliya iyo Itoobiya, kaas oo ujeeddadiisu tahay in lagu qiimeeyo heerka fulinta heshiisyadii lagu gaaray shirkii ugu horreeyay ee Guddiga Wasiirrada ee Wadajirka ah ee ka dhacay Muqdisho ayaa saakay ka furmay Hotel Hilton ee magaalada Addis Ababa.

Aqalka cad oo ka hadlay xanuunka haya madaxweyne Trump

Jul 18 (Jowhar)-Madaxweyne Donald Trump ayaa la il-daran xanuun ka xididdada kaga dhacay, kaasoo aad u daran, sida uu Aqalka Cad Khamiistii ku dhawaaqay, ka dib maalmo warar la isla dhex marayay kuwaasoo la xiriira sawirro muujinaya nabar ka muuqda gacanta madaxweynaha Maraykanka.

Muungaab oo amray in la dardargeliyo diiwaangelinta doorashada qof Iyo Cod

Jul 17 (Jowhar) Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa Aqalka Dawladda Hoose ku shir-guddoomiyay kulan looga hadlayay dardargalinta kaalinta ay Maamulka Gobolka iyo Degmooyinku ka qaadanayaan fududeynta habsami-u-socodka Ololaha

Ra’iisul Wasaare xamsa oo faray heyaada dowladda in si degdeg ah gurmad u gaarsiiyaan gobalka Awdal

Jul 17 (Jowhar)-Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii todobaadlaha ahaa.

Turkiga, Lubnan iyo Ciraaq oo si adag uga hadlay weerarada Israel ee Syria

Jul 17 (Jowhar) Turkiga ayaa sheegay duqaymaha Israel ee Dimishiq iyo faragelinteeda Koonfurta dalkaasi ay tahay talaabo dhaawacaysa dadaalka Suuriya ee helitaanka nabadda, xasiloonida iyo ammaanka.

Second Turkish-owned ship crosses Hormuz strait

Second Turkish-owned vessel passes through the Strait of Hormuz

0
Another Turkish-owned vessel has successfully passed through the strategically significant Strait of Hormuz, marking the second such passage in recent weeks. The vessel, carrying...
Israeli occupation of south Lebanon 'very dire', says MP

MP warns Israeli occupation in southern Lebanon has become ‘very dire’

0
In Southern Lebanon, Homes Become Frontlines — Voices from a Region Holding Its Breath The sky over southern Lebanon has settled into a kind of...
US, Iran search for American pilot after warplane downed

U.S. and Iran hunt for missing American pilot after warplane shot down

0
Skyfall: When the Night Became a Hunt — Two US Jets Downed, a Pilot Missing, and a Region Holding Its Breath The Gulf night stank...
As it happened: US fighter jet shot down over Iran

Live: US fighter jet shot down over Iranian airspace

0
When the Sky Broke: A Jet Falls and an Old Rivalry Reignites The sun had not yet finished its climb when the news came in:...
Iran shoots down US fighter jet, pilot rescued - report

US fighter jet downed by Iran; pilot reportedly rescued

0
Smoke over the desert: an American warplane falls, and a region holds its breath There are moments when the desert seems to inhale, as if...