Home Blog Page 315

Turkiga, Lubnan iyo Ciraaq oo si adag uga hadlay weerarada Israel ee Syria

Jul 17 (Jowhar) Turkiga ayaa sheegay duqaymaha Israel ee Dimishiq iyo faragelinteeda Koonfurta dalkaasi ay tahay talaabo dhaawacaysa dadaalka Suuriya ee helitaanka nabadda, xasiloonida iyo ammaanka.

Israa’iil oo duqaysay xarunta ciidamada Milatariga Suuriya ee Dimishiq

Jul 16 (Jowhar)- Milatariga Israa’iil ayaa sheegay inay qaadeen duqayn diyaaradaha aan duuliyaha lahayn oo ay ku qaadeen Dhismaha Wasaarada Gaashaandhigga ee magaalada Dimishiq kuna dhow madaxtooyada Siiriya.

Olole ka dhan ah madaxweyne Cagjar oo ka socda Adis-ababa (yaa wado abaabulkan?)

Jul 16 (Jowhar)-Warar lagu kalsoonaan karo  ayaa sheegaya in olole siyaasadeed oo culus oo ka dhan ah Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya, Mustafe Muxumed Cumar (Cagjar) uu ka socdo magaalada Addis Ababa, iyadoo ay howshaasi wadaan xubno saameyn weyn ku leh bulshada deegaanka iyo siyaasadda gobolka.

ISIS kusoo tababartay Soomaaliya oo lagu qabtay dalka Itoobiya

Jul 16 (Jowhar) Maamulka Itoobiya ayaa ku dhawaaqay in la xidhay 82 qof oo looga shakisan yahay inay ka tirsan yihiin ururka Islaamiga ah ee ISIS, kuwaasoo la sheegay in loo tababaray inay ka fuliyaan weerarro argagixiso gudaha dalkaas.

Puntland oo ku eedeysay dowlada federalka dagaal ka dhacay Dhahar

July 15 (Jowhar)-Dowlad goboleedka Puntland ayaa ku eedeyay dowladda federaalka Soomaaliya dagaal ka dhacay magaalada Dhahar ee gobolka Sanaag.

Waxgaradka SSC Khaatumo oo la kulmay Wasiirka arrimaha gudaha ee XFS

July 15 (Jowhar)-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Xildhibaan Cali Yuusuf Cali-Xoosh, Guddoomiye ku Xigeenka Labaad ee Aqalka Sare Senator C/laahi Cali Xirsi Timacadde iyo Wasiirka Tamarta Iyo Kheyraadka Biyaha XFS Xil. C/laahi Bidhaan Warsame.

Sanad guurada 9-aad ee afgambigii fashilmay ee Turkiga oo Muqdisho lagu qabtay

July 15 (Jowhar)-Wasiirka amniga gudaha ee dowladda Federaalka Soomaaliya Jeneral Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), Wasiirka gaashaandhigga mudane Axmed Macallin Fiqi, Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed iyo Danjiraha Turkiga u fadhiya Soomaaliya.

Wasiirka Caddaaladda oo maanta ka qaybgalay daahfurka mashruuc lagu horumarinayo xirfadaha shaqaalaha dowladda

July 15 (Jowhar)-Wasiirka Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS, Mudane Xasan Macalin Maxamuud.

RW XFS oo qaabbilay Safiirka dowladda Switzerland u fadhiya Soomaaliya

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Switzerland u fadhiya Soomaaliya Mr. Mirko Giulietti, oo ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka iyo iskaashiga labada dal.

Marwada Madaxweynaha JFS oo maanta iska diiwaangelisay degmada Dharkeynleey ee gobolka Banaadir

Marwada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Sahro Cumar Xasan.

Pope Leo marks first Easter as pontiff under cloud of war

Pope Leo’s First Easter as Pontiff Overshadowed by War

0
When Bells Sound in a Time of War: Easter Under a Shadow On a crisp spring morning, St Peter’s Square should have felt like an...
Second Turkish-owned ship crosses Hormuz strait

Second Turkish-owned vessel passes through the Strait of Hormuz

0
Another Turkish-owned vessel has successfully passed through the strategically significant Strait of Hormuz, marking the second such passage in recent weeks. The vessel, carrying...
Israeli occupation of south Lebanon 'very dire', says MP

MP warns Israeli occupation in southern Lebanon has become ‘very dire’

0
In Southern Lebanon, Homes Become Frontlines — Voices from a Region Holding Its Breath The sky over southern Lebanon has settled into a kind of...
US, Iran search for American pilot after warplane downed

U.S. and Iran hunt for missing American pilot after warplane shot down

0
Skyfall: When the Night Became a Hunt — Two US Jets Downed, a Pilot Missing, and a Region Holding Its Breath The Gulf night stank...
As it happened: US fighter jet shot down over Iran

Live: US fighter jet shot down over Iranian airspace

0
When the Sky Broke: A Jet Falls and an Old Rivalry Reignites The sun had not yet finished its climb when the news came in:...