Xasan Sheekh oo amar dul dhigay golaha wasiirada Soomaaliya.
Jan. 05 (Jowhar.com)-Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta guddoomiyey shirka golaha Wasiirada ayaa faray golaha in la joojiyo shirarka dalka dibaddiisa lagu qabto intii laga maarmi karo isla markaana lagu qabto gudaha dalka,…