Wasiir Beena Beene oo Amiirka Kuwet u gudbiyay dhambaal uu ka siday madaxweyne Xasan.
Jan. 04 (Jowhar.com)-Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha dowladda Maxamuud C/raxmaan Beena Beena ayaa kulan gaar ah la qaatay Wasiirka Arimaha Dibadda dalkaas, Mudane Sheikh Salem Abdullah Al-Jaber Al-Sabah,kadib…