Shirkadda Hormuud oo ka hadashay Qarax ay ku dhinteen lix ka mid ah shaqaalaheeda
April 28 (Jowhar.com)-Shirkadda Isgaarsinta Hormuud ayaa sheegtay in lix ka mid ah shaqaalaha Shirkadda ay ku dhinteen qarax galabta lagula eegtay deegaanka Garasbaalley ee duleedka Muqdisho.Qoraalka ka soo baxay Shirkadda Hormuud ayaa!--more-->…