Xamze oo ka dagay Kismaayo, lana kulmay Axmed Madoobe
Nov 26 (Jowhar.com)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamze Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo.Ayaa maanta soo gaaray magaalada Kismaayo, halkaas oo ay si diirran ugu soo dhaweeyeen Madaxweynaha!--more-->…