Shaacinta Maalgashiga warshadda Cusub UBC Coca Cola oo ka dhacday Muqdisho
Nov 17 (Jowhar.com)-Xafladda shaacinta maalgashiga Warshada UBC-COCA -COLA ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho iyadoo ay ka soo qeybgaleen mas’uuliyiin ka socotay dowlada federalka,maamulka gobolka Banaadir,rugta ganacsiga iyo Maamulka…