Golaha Wasiirada oo shir deg-deg ah ku ansixiyay caawa Hindise Sharciyeedka Dad-dhigista
Nov 18 (Jowhar.com)-Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo caawa yeeshay kulan deg-deg ah, ayaa lagu meelmariyey hindise sharciyeedka Dad-dhigista iyo tirakoobka xaaladaha madaniga ah.Hindisaha-sharci ee!--more-->…