Buundada magaalada Baardheere oo go’oday

Nov 09 (Jowhar.com)- Wararka ka imanaya magaalada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in buundadii kala qeybinaysay magaaladaasi ay go'oday kadib markii ay ay saameeyeen fatahaadda Webiga iyo daadadkii ku dhuftay degmadaasi oo ay…

Qaraxyo ka dhacay goobo ganacsi

Nov 09 (Jowhar.com)-Xalay fiidkii hore waxaaa bam gacmeed lagu tuurey BTS ay shirkadda isgaarsiinta Hormuud Telecom ku leedahay deegaanka Muusaaaley ee Ceeelasha biyaha. Inta la ogyahay ma jiraan wax khasaare nafeed ah oo ka dhashay…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More