Taliyaha Sirdoonka Itoobiya oo soo gaaray Muqdisho, lana kulmayo madaxweyne Xasan

8

Jan 13(Jowhar)-Taliyaha Sirdoonka iyo Nabadsugida Itoobiya Ridwan Hussain ayaa goordhow kasoo dagay magaalada Muqdisho, wuxuu lakulmi doonaa Madaxweyne Xassan Sheikh iyo dhigiisa Nabadsugida Mahad Salaad, isagoo lawadaagaya fariinta Abiy Axmed.

Todobaadyadii lasoo dhaafay Madaxtooyada Soomaaliya ayaa weyday xariirka RW Itoobiya ilaa kan wasiirka arrimaha dibada dalkaas, si loogu cadaadiyo cadeynta mawqifkeeda Midnimada.

Kulamadan waxaa looga hadlayaa Isbedelada gobalka, Abiy ayaa doraad tagay Jabuuti, isagoo lakulmay Madaxda Jabuutix