Wararkii u danbeeyay loolanka doorashada gudoonka baarlamaanka Waqooyi Bari

0
80
Screenshot

Aug 23 (Jowhar)-Loolan adag oo maanta ka dhici doono magaalada  Laascaanood, maadaama doorashada Guddonka Baarlamanka Waqooyi Bari ay ku loolamayaan Firdhiye iyo Mucaaradka.

Sida xoguhi tilmaamayaan, Firdhiye ayaa Guddonka Baarlamanka u dhisaya Dr Adan oo kaso jeeda deeganka Ari-Cadeeye.

Geesta kale mucaaradka aya Guddomiye u dhisaya Eng C/qafar Dheliye oo kaso jeda Laascaanod, Sool.

Isku soo wada duubo doorashada maanta aya ififaalo u noqon karta cida ku awood badan Baarlamanka muxaafidka iyo isbahaysiga mucaaradka.

Shan musharax ayaa u taagan xilka gudoonka baarlamaanka, laba musharax waxey isku heystaan gudoomiyaha, laba a kuxigeenka koowaad, iyadoo hal musharax uu u tartamaya gudoomiye xigeenka 2-aad ee baarlamaanka Waaooyi Bari.