U gudub nuxurka
Talaado, 24 Nofembar 2026 14 Jumaadal Aakhira 1448
Waqtiyada salaadda: Muqdisho
  • Subax
  • Duhur
  • Casar
  • Maqrib
  • Cishe
1 USD = 572 SOS
Hadalhaynta Russian Trump U.S Gaza Summit Strike

Wiil Soomaali ah oo lagu dilay goob lagu tukanayay Saalada Ciida ee dalka Mareykanka

Wiil Soomaali ah oo lagu dilay goob lagu tukanayay Saalada Ciida ee dalka Mareykanka Wararka

May 28(Jowhar)-Khaalid Mohamed ayaa shalay lagu toogtay goobti salaada ciida lagu tukanayay ee Centerbury Park ee magaalada Shakopee ee gobalkan Minnesota.

Wiilka oo 26 sano jir ahaa ayaa waaxaa lagu dhuftay shan xabadood, waxaana soo gaaray dhaawac culus oo sababay in ugu dambayn uu u geeriyoodo .

Sida wararka aan ku helayo waxaa dilay wiilkale oo Soomaali ah .

Booliska Minnesota oo wada baaritaano la xiriira falkan ayaan wali wax war ah kasoo saarin dhacdadan.

More News