Mar 16(Jowhar)-Gaashaanle Sare Mohamed Yariis Taliyaha Qaybta 60,aad ee Ciidanka Xoogga Dalka & Taliyaasha Guutooyinka qaybaha 60, aad iyo 12-ka abriil ayaa soo xaadiray Magaalada Muqdisho.
Dhammaan Saraakiisha Guutooyinka & Qaybaha Melletariga waxay u hogaansameen Amarka Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Sareeye Guuto Ibraahim Mohamed Mohamuud.
Laakiin Saraakiisha kale ee Koofur galbeed ka Howl gasha ayaa si rasmi ah u diiday Qaadashada Amarka Dowlada Federaalka Soomaaliya.










