Friday, May 22, 2026
Home NEWS Xisbiga JSP oo Liibaan Shuluq u xushay iney ka dhigaan madaxweynaha Galmudug

Xisbiga JSP oo Liibaan Shuluq u xushay iney ka dhigaan madaxweynaha Galmudug

67

May 22(Jowhar) Madaxtooyada Soomaaliya ayaa go’aansatay in ay hoggaaka Galmudug u garato, Liibaan Axmed Xasan( Shuluq), kaas oo xaflad lagu dhisayo lagu qabanayo xarunta ururka Madaxweyne Xasan Ee JSP.

Loollanka ugu wayn ayaa ka taagan cidda loo garanayo Kuxigeenka Madaxweynaha Galmudug. Waxaana jira magacyo badan oo sugaya in la siiyo aqoonsiga JSP.

Dhuusamareeb, weli wax dhaqdhaqaaq ah iyo jihada siyaasadeed ee Madaxweynaha maamulkaas Axmed Qoor-Qoor lama soo sheegin.