Sunday, June 21, 2026
Home NEWS Xeer Ilaalinta Qaranka oo ka hadashay gabdho lagu dhibaateeyey Muqdisho

Xeer Ilaalinta Qaranka oo ka hadashay gabdho lagu dhibaateeyey Muqdisho

83

Jun 21(Jowhar)-Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa si adag uga hadashay fal lagu dhibaateeyay gabar Soomaaliyeed oo ka dhacday goob fagaare ah oo lagu soo dhaweynayay mid ka mid ah gabdhaha caanka ka ah baraha bulshada oo dib dalka ugu soo laabatay magaalada Muqdisho.

War Saxaafadeed ka soo baxay Xeer Ilaalinta Qaranka ayaa lagu sheegay inay si degdeg ah xeer ilaalintu u bilowday baaritaan la xiriira dhacdadaas, taas oo si weyn uga argagaxeen bulshada Soomaaliyeed kadib markii muuqaalka gabadha yar lagu faafiyay baraha bulshada, iyadoo si toos ah loogu xadgudbay.

Halkan ka aqriso Warsaxaafadeedka ka soo baxay Xeer ilaalinta qaranka;