U gudub nuxurka
Sabti, 28 Nofembar 2026 18 Jumaadal Aakhira 1448
Waqtiyada salaadda: Muqdisho
  • Subax
  • Duhur
  • Casar
  • Maqrib
  • Cishe
1 USD = 571 SOS
Hadalhaynta Russian Trump Key Agreement Ukraine Summit

Madaxweynaha Xasan oo booqday halka aay taalo gogosha tacsida Madaxweynihii hore ee Hirshabeelle

Madaxweynaha Xasan oo booqday halka aay taalo gogosha tacsida Madaxweynihii hore ee Hirshabeelle Wararka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta booqday halka aay taalo gogosha tacsida Madaxweynihii hore ee Dowlad Goboleedka Hirshabeelle, Marxuum Cali Cabdullaahi Cosoble, isaga oo dhambaal tacsi iyo duco ah la wadaagay qoyskiisa, ehelkiisa iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed.

Madaxweynaha ayaa sidoo kale saxiixay buugga tacsida marxuumka Cali Cabdullaahi Cosoble, waxa uuna Alle uga baryay in uu naxariisto, hoygiisa ka yeelo Jannatul Firdows, qoyskiisa iyo dhammaan dhamaan shacabka Soomaaliyeedna uu samir iyo iimaan ka siiyo.

More News